War Deg Deg Daawo::Beesha Dhulbahante Oo Fashilisay Damaacigii Beesha Garoowe Ee Bixin iyo Woow

Waxaa maanta Gaadhay Deegaanka Bixin, iyo woow oo dhawaan Maamulka Puntand, Si Beelaysan ugu Habsaday in uu U Boobo Dooxooyiinka Biixn iyo woow oo kamid ah Deegaanada gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddi Odayaal ah oo Ka soo jeeda Beesha Faarax Garaad Dhulbhante ayaa Warbaahinta kula hadlay halkii Beesha Ciise Mxamuud Damacday in ay Ku Habsato.

Goobta Sida ay Soo cadeeyen odayaashu waxaa guud ahaan laga raray Kaantarookii iyo Maleeshiyaadkii Maamulka puntland, keenay balse Wali Waxaa ka muuqda dhismaha Dhawr guri oo iyana loo balan san yahay in La Dumiyo.

Ugu Danbayn Odayaasha ayaa Sheegay In Dhulkan Beesha dhulbahante leedahay islamarkaana cidna aan laga yeeli dooniin Boob Aan Geedna loogu soo gaban