Deg Deg Daawo:Beesha Isaaq Oo Fanaan Xamar Ku Socday ku Garaacday Gudaha Hargaysa+Muqaal Naxdin Leh

Ciidamada Maamulka somaliland, Gaar ahaan kuwa Booliska Maamulka Muuse Bixii ayaa Caawa Gudaha Magaalada Hargaysa, si Xun ugu Jidh dilay Fanaanka Qamaar Sugaani.oo kusoo wajahna caasimada soomaaliya ee muqdisho,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Fanaankan oo aad Jidhkiisa ay uga muuqato Dhibta Maleeshiyaadka Muuse Biixi, u Geesten ayaa sheegay in uusan Garaneen wax ilaa iyo hada lagu Dilay,