600 War Deg Deg Ah:Qisaas Ka Dhacday Gobolka, Sool | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Qisaas Ka Dhacday Gobolka, Sool

Waxaa Maanta ka dhacday Gobolka sool,Qisaas tii ugu horaysay Tan iyo Intii Maleeshiyaadka Maamulka SNM, Qabsaden Laascaanood.

Dhawaan ayay Ahayd markii Askari ka tirsan Maamulka SNM uu Qof Shacab ah ku dilay Gudaha laascaanood Mid kalana uu dhaawacay.

Hadaba Beesha jaamac Siyaad, uu ka soo jeeday Askarigan dilka Geestay ayaa maanta u gacan galisay Dhagarqabahaasi Beesha Barkad.

Beesah barkad, ayaa iyana Qisaastay Gacanku Dhiiglahaasi maanta.

Isku soowada duubo Talaabadan Qisaasta ah ayaa waxaa soodhaweeyay Bulshada SSC waxana aad uga xumaaday maamulka SNM ,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...