dahabshiil

Deg Deg:Digteytar Farmaajo U Yeedhay Xubno Ay Isku Beel yihiin Oo Gobolka Gedo Ka Hawlgala,

Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa u yeeray Guddoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Maxamuud Muxumed iyo Saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo ka howlgala Gobalka Gedo.

Wafdigaan oo qaarkood ay soo gaareen magaalada Muqdisho, ayaa lagala hadlay fulinta go’aano ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Xafiiska Madaxtooyada, kuwaas oo la rabo in ay ka dhaqaan galaan Gedo.

Warbaahinta ayaa ogaatay in go’aanadaas ay ku jiraan qodobadaan.

1) – In guddoomiyaha gobalka uu ku dhawaaqo xil ka qaadis lagu sameeyo guddoomiyaasha afar degmo oo kala ah, Luuq, Doolow, Ceelwaaq iyo Baardheere, kuwaas oo ah degmooyinka aadka looga taageero Axmed Madoobe kana tirsan Gedo.

2) – In taliyaal cusub iyo guddoomiyaha gobalka, ay hogaamiyaan howlgal ka bilaaban doono Gedo oo lagu imaan doono Jubbooyinka, waxaana lagu wareejin doonaa Ciidamo cusub oo tababar ka soo baxay iyo saanad ciidan.

3) – Iyo in aysan fulin, kana amar qaadan Axmed Madoobe, balse ay fuliyaan amarada ka soo baxa Madaxtooyada Soomaaliya si loo badbaadiyo dalka.

Si Kastaba ha Ahaate Digteytar Farmaajo oo Awood u yeelan waayay in uu Isagu Wax Ka qabto xaalada Jubaland, ayaa haadan doonaya In uu Shaqsiyaad faro Ku Tiris ah oo aan wax awood ah Ku Lahayn Deegaanada Ugaliyo madaxa Shirqoollo Halis Badan,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17626

Posted by on Sep 24 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841