600 Deg Deg Daawo:Xidig iyo Seeraar Oo Hanjabaad U Diray Sh Shariif Iyo Hassan Sheekh | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Xidig iyo Seeraar Oo Hanjabaad U Diray Sh Shariif Iyo Hassan Sheekh

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Cabdi Naasir Seer Maax oo taageerayaashooda Magalada Kismaayo ugu doorteen madaxweynayaasha Jubbaland ayaa waxaa ay ka hadleen xiisada ka dhalatay xayiraadii Socdaalka ee la saaray Sheekh Shariif iyo jawaabtii uu ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdi Naasir Seerar ayaa sheegay in Sheekh Shariif uusan ka hadlin saraakiil iyo madax ka tirsan dowladda  ee laga celiyay Kismaayo,isaga oo ka dalbaday in uu jawaab ka bixiyo,

Sidoo kale Xildhibaan Cabdi Rashiid xidig ayaa dhankiisa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya in sidii waajibka aheyd uga hadlin xaalka Jubbaland oo uu doonayay in uu ka qeyb galo xaflada Caleemo saarka Axmed Madoobe.

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Cabdi Naasir Seer Maax ayaa labadaba waxaa ay ku sugan yihiin Magalada Kismaayo, iyaga oo sheegay in qofkii doonayo in uu wada-hadal wax walba ku dhameeyo uu Kismaayo imaan karo,hayeeshee ay ka digayaan in kuwa Reer Jubbaland isku diraya ay tagaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...