dahabshiil

Warbixin::-“Sheekh Idiris Iyo Maamulka Somaliland Yaa Khaldan”

Saacadihii ugu danbeeyay Waxaa baraha bulshada Isugu timaado ama isticmaasho aad u haysta hadal haynta Sheeikh Idiriis, oo Maamulka Somaliland, Ka Soo Baaciyay Hargaysa, islamarkaana ka joojiyay kulan uu ku qabanlahaa Hargaysa.

Hadaba waxaan Raba bal In aan is dultaago Somaliland maxaa ka jira sheikh idiriis waa kuma’se,

Maamulka La Baxay Somaliland, ee Gooni Goosadka Ku Dhawaaqay iyo in aysan Soomaali, kamid ahayn maxay ka aaminsan yihiin Cida aan Go aankaasi la Qabin.

“”Ama Sheekh Ahow, ama Siyaasi ahow, ama Arday ahow, ama Saxafi Ahow,Shaqsiga aan La qabin Beesha Ku Abtirsada maamulka Somaliland, ee isaaq, Fikirka Gooni goosadka ah waxay ka aaminsan tahay.Cadow iyo Qof Lid ku ah Nidaamkooda Ay Dhisten.

Hadaba Sheekh Idiriis waa kuma. Sheekh idiriis waa sheekh, Soomaaliyeed, oo aad u Jecel Midnimada soomaaliya, islamarkaana maamulka somaliland ka aaminsan Beel Cadhaysan oo kamid ah Dalka soomaaliya.

Sidoo kale Sheekh Idiriis, waxaa intaas u dheer in uu Fikirkiisa soomalinimo iyo Qadiyadiisa ka cadeeyo Muxaadirooyinka uu qabto islamarkaana inta badan uga hadlo Danaha soomaaliya.

Hadaba Sheekh idiriis oo Warkiisu cad yahay iyo Beesha isaaq, Oo warkoodu cad yahay Sideebay isugu dhuuman karan oo Isku Soo dhexgali Karan!!?

Ma la Odhan Kara Sheekh Idiriis isagaba Ka Gar daran Beesha Cadhaysan Inuu ugu Soo Galo Xayn Daabkeeda oo waliba uu dhaho waxaan Ku qabanaya Kulamo,

Isku Soo wada xooriyo waxaa xasuus mudan In Somali, isku mid ah oo Iska Shaafiday wixii dhacay Sodon sano ka hor markii ay israamsatay in aysan Jirin Marka Say suurto gal u tahay in aad Deegaan kale oo Beeli Isku ooday in aad Fikirkaaga uga dhex faafiso adoon La Fikir ahay!?

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17499

Posted by on Sep 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841