Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
War Deg Deg Ah:Jaaliyadda Mareykanka Oo Mudaharaad Ka Dhan Ah Kaligiis Talis Farmaajo Abaabulaysa,
Max’ed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay dalka Marykanka, si ay uga qayb galaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.
Dhanka kale Waxaa jira abaabul xoogan iyo isku Soobaxyo ay Jaaliyadda soomaaliyeed ee wadankaasi wadan kana dhan ah Kaligiis Talis Farmaajo.
Jaaliyada ayaa diyaar saday Boodhadh ay ku qoran yihiin”Waa Lagu Nacay’ Waa Laga Soo Gudbay XIliigi Galigiis Talisnimo”’Somalia Uma Baahna Madaxweyne Cuqdad Qaba’ iyo Ereyo kale oo badan.
Isku Soobaxan Xoogan oo ka dhanka ah Farmaajo ayaa Si weyn looga Dareemaya Wadankaasi.USA,
Dhanka kale waxaa jira Xubno kamid ah Guulwadayaasha Farmaajo, oo diyaarinaya xaflad iyo kulan uu la qaato oo u uga Qudbeeyo.

Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.