
Madaxweynihii hore Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa shaley galinkii dambe soo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition in Somalia” Caqabadihii Xil-Iskuwareejin ee Somalia.
HALKAN KA DHAGAYSO
Buggaan ayaa waxuu madaxweynihi Puntland, ka qorey arrimaha siyaasada dalka iyo xaaladihiisii nololeed ee tan iyo markii uu yimid dalka Mareykanka.
Qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee gobolka Virginia ayaa ka qeyb-galey xafladda daah-furka buuggaan
Sahra CAbdi Axmed ayaa ka wareystey waxyaabaha ku qoran buugga, Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

41 total views, 1 views today