Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ciidan Naxdin Galiyay Jabhada SNM Soo Bandhigtay,

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa maanta tababar usoo xiray 250 askari oo katirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed Karaash ayaa xaflada ciidamadaan tababarka loogusoo xirayay ka sheegay inay Puntland yeelatay ciidamo awood buuxda uleh inay soo celiyaan dhulka Puntland ka maqan.

Waxaa madaxweyne ku xigeenku faray taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland in uu si deg deg ah u diyaariyo xeryihii loogu talo galay tayaynta iyo tababarka ciidamada qalabka sida ee Puntland