600 Deg Deg Daawo::Boormadow Oo dagaal Ceel-afweyn Dusha Usaaray Muuse Biixi, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Boormadow Oo dagaal Ceel-afweyn Dusha Usaaray Muuse Biixi,

Boqor Cismaan Aw Buurmadow oo kamid ah Isimada Beelaha isaaq gaar ahaan Beesha Habar Jeclo ayaa Si Kulul uga hadlay Colaada ka taagan Gobolka sanaag degmada ceelafweyn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Buurmadow ayaa sheegay Colaada ka Aloosan mudada badan Deegaanada Ceelafweyn ay tahay mid Ay lug weyn ku leedahay Maamulka Muuse Biixi,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...