
Gudida Beesha Garxajis oo Sharaxaad dheeri ah ka bixiyay Shirkii La filayay inuu ka Qabsoomo Magaalada burco ee u dhexeeyay Garxajis iyo Habar jeclo
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxgaradka Beesha Garxajis, ayaa sheegay in Shirkii Loo Balan sanaa Ee Beelaha Habar Jeclo iyo Garxajis uu ku yimid Dib udhac islamarkaana dib udhacaasi uu yimid kadib markii colaad ka soo cusboonaatay Ceelafweyn,
Guurtida Garxajis, ayaa sheegay in ay ka qeyb galayaan nabadeenta ceelafweyn, islamarkaana Nabadeenta kadib uu dhacaayo Shirka Burco,

47 total views, 1 views today