Deg Deg Daawo::Beesha Abgaal Oo U yeedhay Wasiirka Amniga, Islow iyo Gudoomiye Cumar Filish,

Waxaa magaalada Muqdisho, ka taagan haatan xiisad culus oo ka dhalatay Ficilkii Digteytar nimada ahaa ee Shalay lagu hor istaagay Madaxweynihii hore soomaaliya Sheeikh Shariif Sheikh axmed,

Beesha uu ka soo jeedo Sheekh Shariif ayaa u yeedhay Madaxda Hawiye oo isugu jirta Kuwa Wasiradda ka ahxukumada Farmaajo iyo Xildhibaano,

Kulan xaassasi ah ayaa dhexmaray Imaam Maxamed Yuusuf, Ugaas Maxamud Cali, Boqor C/llaahi Geedi, Nabadoon Muxidiin Xasan waxaana kulanka Iyana Qeyb ka ahaa Dhanka Xukumada Farmaajo Wasiir Cismaan Daallo, Guddoomiye Cumar Filish, Xildhibaan Carrabow & xildhibaan Xuseen Carraale iyo Wasiirka Amniga soomaaliya Mr Islow.

Sida wararku nagu Soo gaadhayan Wasiirka iyo xubnahan Kamidka ah maamulka Farmaajo, ayaa loogu baaqay in ay Dagdag wax uga qabtan Ficilada Digteytar Farmaajo hadi kale Ay Beeshu qaadi doonto Talaabo Aan lamahadin,

Wixii Soo Kordha La soco Shabakadda Khaatumonews.com