
Magaalada Laascaanood, Xarunta Gobolka Sool, waxaa ka dhacay Dhacdo naxdin leh oo Isugu jirta Dil iyo Kufsi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mid kamid ah Haweenka Laascaanood oo lagu magacaabo Farow Aadan Sugule. ayaa Shalay waxaa kufsi iyo Dil u Geestay Nin Aan ilaa hada la aqoonsan waxa uu yahay.

51 total views, 1 views today