
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ,ee Maamulka SNM Faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay Xayiraadii shalay la saray Ex madaxweyne Sheekh Shariif, ee loo diiday in uu kismaayo, u dhoofo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faysal cali waraabe oo ka hadlaaya Arrinkaasi ayaa yidhi“Sheekh shariif ha is eersado iyaga Doortay Farmaajo, oo ah nin Ciil qaba marka in uu xaas ula dhaqmo waa la filaayay qofkasta Oo Awoodiisa cid kale u gacan galiyana taas ayaa ku dhacaysa’

51 total views, 1 views today