Daawo sawiro:Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Weerarkii Ay Kula WareegtayTaliskii Ciidanka Somalia Ee Ceel-saliini.

Marka( Khaatumonews )Shalay Ayay ahayd markii Ururka alshabaab, ay weerar isugu jira ismiidaamin iyo dagaal ay ku qaaten saldhigii ciidamada dawlada soomaaliya, ee Ceel-Saliini ee duleedka magalaada Marka, 

Hadaba maanta ayay alshabab soo bandhigtay qabka ay U baabiisay iyo sida ay ula wareegtay guud ahaan saldhigaasi.

Hoos Ka Daawo sawirada Warbaahinta Alshabab Soo Bandhigen ee Weerarkii Ceel-saliini Ee Duleedka Magaalada Marka,