600 Beesha Daarood Oo Dhabarka U Jeedisay Digteytar Farmaajo, | KHAATUMO NEWS

Warning: Use of undefined constant newstheme_menucat - assumed 'newstheme_menucat' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/assets/dropdown.php on line 3
dahabshiil

Warning: Use of undefined constant newstheme_activate - assumed 'newstheme_activate' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 2

Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21

Beesha Daarood Oo Dhabarka U Jeedisay Digteytar Farmaajo,

Magaalada Muqdisho, oo ah halka kaliye uu ka taliyo Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Digteytarka 2019, ayaa xiligan waxaa ka jira kacdoon xoogan iyo dagaal ay kula jiraan Beelaha Hawiye. Xukumada Farmaajo,

Farmaajo oo Rayi Gaabni ay tustay in uu xoog ku muquuniyo Shacabka soomaaliyeed, ayaa la kulmay Culayskii ugu Adkaa Abid.

Beelaha Hawiye, Gaar ahaan Odayaasha hawiye, iyo Siyaasiyiinta hawiye ayaa u Midoobay sidii looga Eryilahaa Caasimada Muqdisho,Digteytar Farmaajo.

Dhanka kale Beesha Daarood Oo U Ku dayay dhaqankan uu Hada kawado Farmaajo Muqdisho, Ayaa iyana Dhabarka u jeedisay oo Qeyb ka ah dagaalka Lagu Tuuraayo Kaligiis Talis Farmaajo.

Dad Badan ayaa isweydiinaya maxay daaroodku Farmaajo Dagaalka Siyasadeed Ee Hawiye Ku Hayo Qeyb uga yihiin ama ay Ugu Hiilin Waayen.

Waxaa xasuus mudan In Daarood Hore Xukumadii Maxamed Siyaad Barre Qabiil ahaan ugu Hiiliyen wax ay Ka Faa iiden aysan Jirin hadana uu Dhabadii Siyaad oo kale hayo Digteytar Farmaajo.

Ugu Danbayn waxaa xasuus mudan In Farmaajo dagaalka uu Ku Hayo Maamulka Jubaland oo kamid ah Maamulada Beesha daarood, Ku Dhaarato ee Laf Dhabarta ah in ay kamid tahay Sababaha Beesha Daarood, uu uga waayay wax Garab Ah,


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...

Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86

Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...