War Deg Deg Ah Daawo::Sheekh Idiris Oo Laga Joojiyay Kulankii Hargaysa,

Sheekh Idiris oo kamid ah Culimada aadka ugu ololeeya xukumadda Nabad iyo Nolol ayaa kulan uu Ku qabanlaha caawa Magaalada Hargaysa, waxaa Ka joojiyay maamulka Soomaliland,Diidka ah Ee Hargaysa ka taliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekha ayay ku eedeeyen in uu yahay Siyaasi Oo ololeeya Xukumadda Farmaajo islamarkaana waxaa ay sheegen in uusan Hargaysa ku qaban Karin haba yaraate wax Kulan ah.