600 Farmaajo Jilaya Dhaqamadii Siyaad Barre Ku Khasbay In Uu Xamar Ka Caraaro, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Farmaajo Jilaya Dhaqamadii Siyaad Barre Ku Khasbay In Uu Xamar Ka Caraaro,

Ka Ligiis Talis Madaxweyne Farmaajo, oo Aqoonsaday In Wax Rajo ah oo Ugu Hadhay Dalka soomaaliya, aysan Jirin Islamarkaana rumaysan in uusan Doorashada 2020, Wax Rajo ah ka qabin ayaa Sanadka u hadhay Aargoosi Ku Hayn Doona beelo gaar ah.

Farmaajo oo Rumaysan in uusan Dib uga Sii Talin Dooniin Muqdisho, ayaa sanadka u hadhay Ku Aar Goosan Doona Islmarknaan Madaxda Hawiye, iyo Beelah Ogaden, iyo Siyaasiyiinta,Ogaden inta uu Ku yeeli karo Ku yeelaya Sanadka u hadhay Xukumadisa.

Dhaqamadan Kaligiis Talisnimada ah ee Farmaajo, Ku Hayo Beelaha Hawiye, ayaa ah Kuwo Hore uu u eeday Madaxweynihii Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, Isamarkaana ku khasbay in uu Barqo Xamarkii uu libaaxa Afrika ka ahaa ka Ordo,

Isku Soowada duubo Cabudhinta, Dilalka Weerarada SIyaasiyiinta, Bahdilka Siyaasiyiinta ee Farmaajo Ka wado xamar ayaa intuuba si gaar ah waxay ugu dhacayan Beelo gaar ah siiba Beelaha Hawiye.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...