dahabshiil

FADEXAAD:Midowga Yurub Oo Labo Qodob Ku Khasmay Xukumada Farmaajo,

Dhawaan ayay Ahayd markii Kulan Balaadhan oo udhexeeya Dalalka Deeqaha Siiya Soomaaliya, Gaar ahaan Midowga Yurub, iyo Dawladda Fadaraalka soomaaliya, Markii ay ku yeeshen Kulan looga hadlaayo hanaanka Deen Cafinta soomaaliya, Caasimada Dalka Itoobiya ee Adis abab.

Kulanka waxaa dawlada Soomaaliya, uga qeyb Galay Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmana Bayle. iyo Wasiirada maaliyada maamul Goboleedyda Soomaaliya.

Xukumadda Farmaajo, ayaa kulankaasi ka soo xambaaratay Fadeexad aysan Ka filayn Midowga Yurub, Ama dalalka Qaadhanka Kaabista ah Siiya Xukumada hadba markaasi ka talisa soomaaliya,

Midowga Yurub waxay ku khasben Farmaajo In Aanu Siyaasadeen Deeqaha ay Siiyan Islamarkaana uu dagdag ugu siidaayo maamulada Dalka ka jira lacagta ay Bixiyeen Midowga Yurub ee Gacanta Dawlada Somalia Ku jirta. Walibana uu Farmaajo,Jubaland Si cad ugu Hor cadeeyo Warqadan hortaala in uu lacagta siinaayo.

Wasiirka Maaliyadda Xukumada Farmaajo ayaa talo ku cadaatay waxayna Markii danbe Wasiir Bayle iyo Farmaajo kuwada hadlen Taleefoonka, ay isla garten in Jubaland Lagu daro liiska Maamulada Lacagta loo siidaynaayo.

Guuldara aanu meeshaba soo dhigan Farmaajo, ee midowga Yurub ku khasbay in uu Jubaland Dagdag lacagta ugus iidaayo waxaa kale oo u raacday in Midowga Yurub, Xukumada Farmaajo, usheegen in Deeqda maamulka Gooni Goosadka ah ee Somaliland si gaar ah loo sinaayo oo aan dawlada Fadaralka loo marineen taasina waa ta keentay in Warqadii Maamulada Lagu Qeexayay Hal halka Malyan ee la sinaayay in laga Reebo Somaliland.

Si kastaba ha ahaate Fashilan Xoogan ee aanu Farmaajo filayn iyo in Uu lacag u siidaayo Axmed Madoobe, ayaa yimid kadib markii Wadamada Qaadhanka Bixiya Ku Goodiyen in Ay Si madax Banaan jubaland u siin doonan Lacagta hadii xukuamda soomaaliya aysan Ka dayn Siyaasadeenta Qaadhanka Mamaulada loo mariyo,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17460

Posted by on Sep 22 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841