Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Deg Deg::Muuse Biixi oo Weerar Ka Badbaaday iyo Ciddii Soo Weerartay Oo La Qabtay,
Warar aanu helayno ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay oo xabsigana loo taxaabay xubno kamid ah Jabhadii dhowaan ka dilaacday deegaanada Dilla ee gobolka Awdal.
Xubnahaasi ayaa waxa xabsiga loo taxaabay xili ay isku dayayeen in ay weeraraan Mas’uulka ugu sarreeya Maamulka snm, oo ah Muuse Biixi, sida uu sheegay Xildhibaan Nuur Rayaale oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland.
Xildhibaan Nuur Rayaale Khayre oo ka hadlayey xarunta golaha guurtida oo ay ka socotay dood ku saabsan nabad-galyada ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Muuse Biixi uu hogaamiyo ay ku guuleysatay inay gacanta ku soo dhigto xubno ka tirsan Jabhadaasi.
Xildhibaanka ayaa waxa kale oo uu soo jeediyey in Maamulka Muuse Biixi hogaamiyoay si deg-deg ah uga howl-gasho Jabhadaasi, isla markaana ay gacan bir ah ku qabato,

Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.