Deg Deg:Madaxdii Hawiye Oo Lagu Dhex Gumeeyay xamar iyo Wixii Ku Dhacay Sheekh Shariif Maanta,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda ayaa muddo saacado ah ku xayirnaa groonka dayuuradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, isagoo doonayey inuu u duulo magaalada Kismaayo.

Dhacdadan ayaa ku soo beegantay iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay maanta xayiraad cusub saartay Diyaaradaha tegaya magaalada Kismaayo, si loo carqaladeeyo Caleemo saarka Axmed Maxamed Islaam Madoobe.

Wadahadal iyo dood dheer kadib ayaa waxaa loo ogolaaday inay duusho dayuuradii Kismaayo ku sii jeeday iyadoo aanu la socon Sheekh Sharif, balse waxaa taas diiday maamulka Jubbaland, iyagoo diyaaradda u sheegay inaysan Kismaayo imaan karin, haddii aanu la socon Sheekh Shariif.

Guumaysigan Cusub iyo bahdilkan Sida gaarka ah Galigiis Taliska Farmaajo Ku hayo Beesha Hawiye ayaa aH Mid Halis Xambaarsan Islamarkaana Keeni karta In Madaxtooyadda Loogu Galo Ama uu rod Uga Bax.

Si kastaba ha ahaate waxaa aan sugnaaba waa in ay Hirgasho Qorshaha Kaligiis Talis Marmaayo ku hayo Madaxda hawiye iyo In Kale??