
Xaalada Maamulka SNM Ee La magac Baxay Somaliland, ayaa ka sii daraysa waxaana sii xoogaynaya Jabhadaha Bari iyo Galbeed ka dilaacay Deegaanada Maamulkaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Doonyo Hub,uuwada Jabhadaha Ka soo Horjeeda Taliska Muuse Biixi, ayaa ka soo degay Xeebaha Gobolka Sanaag iyo xeebaha Galbeedka Boorama,

53 total views, 1 views today