
Sargaal sare oo ka tirsan ciidamada dalka Iran ayaa sheegay cid kasta oo dhulkeeda dagaal ku soo qaaddo iney diyaar u tahay iney burburiso.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadalka Iran ayaa ku soo beegmaya kaddib marki uu Mareykanka shaaca ka qaaday inuu ciidama caawiya Sacuudi Carabiya uu u soo dirayo Khaliijka.
“Aad u taxaddar oo hubso inaad wax khalad ah sameyn” ayuu yiri taliyaha guud ee ciidmada kacaanka Iran
Iran waxay diidday eedaha ay Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya u soo jeediyeen ee ku saabsanaa iney iyadu ka dambeysay weerarradi lagu soo qaaday xaruumaha saliidda ee dalka Sacuudiga.

36 total views, 1 views today