Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Sh Idiris Ku Sheegay Shaydaan Khamiis Xidhan

Gudoomiyaha xisbiga Ucid, ee Maamulka Somalidiidka ah Faysal cali Waraabe ayaa maanta weerar afka ah ku qaaday Sheekh Idiris, oo kamid ah Wadada u Ololeeya Siyaasadda Madaxweyne Farmaajo, oo haatana ku sugan Gudaha Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheikh Idiriis oo muxaadiro ku qaban raba Hargaysa, ayaa Weerarkii ugu xumaa kala kulmay Faysal Cali waraabe’

‘Waa Shaydaan Khamiis xidhan oo Beenaale ah Kan la leeyahay Sheekh Idiriis waa in, Bari Laga Masaafuriya Hargaysa”’Ayu yidhi faysal oo La hadlaya warbaahinta,