Deg Deg Daawo:Boqor Buurmadow Oo Weerar Afka Ku Qaaday Muuse Biixi,

Boqor Buurmadow oo kamid ah Isimada Beelaha Isaaqa, oo maanta ka qeyb galay xaflad Qalin Jabin ah oo ka dhacday magaalada Hargaysa, ayaa weerar afka ah ku qaaday Hogaamiyaha Maamulka SNM Muuse,