Deg Deg:Muuse Biixi Oo Dagaal Iclaamiyay.

Golaha wasiirada Maamulka SNM oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag kaga hadlay xaaladda ammaan ee deegaanada maamulkaasi.

Kulanka oo ahaa mid xasaasi ayaa waxaa shir guddoomiyey Muuse Biixi Cabdi.

Intiisa badan waxaa diirada lagu saaray arrimaha nabad gelyada, gaar ahaan gobolka Sanaag.

Muuse Biixi oo madasha ka hadlay ayaa amray saraakiisha Maleeshiyaadka SNM in ay ka hortagaan xiisadaha ka taagan gobolkaasi.

Sidoo kale wuxuu faray ciidamada SNM inay gacanta ku soo dhigaan dadka ka dambeeya hurinta colaadahaasi.

Xogta ayaa Intaasi ku daraysa in Muuse Biixi iyo Sarakiisha Maamulka SNM ay Isla Meel Dhigen In Xoog iyo Dagaal Wax looga qabto Xaalada Sanaag, taaso ka dhigan In Uu Amray Muse Biixi Maleeshiyaadka SNM in Ay Xasuuqan Shacabka Garxajis