600 Deg Deg::Kenya Oo iibsatay 10 Diyaaradaha Dagaalka Ah, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Kenya Oo iibsatay 10 Diyaaradaha Dagaalka Ah,

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in ku dhowaad 10 diyaaradood oo nooca dagaalka ah ay ka soo iibsatay dalka Mareykanka.

Wasaaradda difaaca Kenya ayaa xaqiijisay in diyaaradahaasi oo gaaraya lix oo Helicopters ah ay dhowaan tegayaan dalkaasi.

Sidoo kale wasaaraddu waxa ay sheegtay in dowladda Mareykanka ay u tababari doonto duuliyeyaasha kaxeyn lahaa diyaaradahaasi.

Warka ka soo baxay wasaaradda difaaca Kenya ayaa sidoo kale lagu sheegay in diyaaradahaas saldhig looga dhigayo garoonka ciidanka Cirka Moi ee Mombasa, islamarkaana ay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab.

Dowladda Kenya ayaa haatan dagaal culus kula jirta dagaalyahannada Al-Shabaab oo inta badan weeraro xoogan ka fuliya gudaha dalkeeda.

Iibsashada diyaaradahan cusub ee Kenya ayaa ku soo aadaya, iyadoo dhowaan Al-Shabaab ay burburisay gawaari nooca gaashaman oo ay dowladda dalkaas ka soo gadatay Shiinaha.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...