600 Deg Deg Daawo:Boorama Oo Qarka U Saaran Dagaal.Muuse Biixi Oo Maleehsiyad Badan Geeyay iyo Jabhadii oo Dul fadhida, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Boorama Oo Qarka U Saaran Dagaal.Muuse Biixi Oo Maleehsiyad Badan Geeyay iyo Jabhadii oo Dul fadhida,

Waxaa sii xoogaysanaya Jabhad Looga Dhawaaqay Duleedka magaalada Boorama, ee Xarunta Gobolka Awdal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyarada Boorama,iy oQeybaha kala duwan ee Bulshada Borama, Ayaa aad u galay ciidamada ay qoranayso Jabhada Cusub ee Looga Dhawaaqay Degmada Dilla oo ka tirsan Gobolka Awdal.

Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Ucid oo hada saxaafada kula hadlay gudaha Boorama,ayaa Cadeeyay in Jabhada loga dhawaaqay Awdal ay tahay Mid jirta oo waliba xoog leh.

Ugu Danbayn Muuse Biixi ayaa maleeshiyaad faro badan geeyay Boorama,cabsi weyn oo Maamulka Muuse Ka qabo Jabhadaasi aawadeed,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...