Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,

Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka Jubaland Mr Cagadheere.

Madaxweyne Ku xigeenka ayaa markii uu gaadhay Nairobi, waxaa uu shir jaraa’iid ku qabtay Gudaha Magalada Nairobi, isagoona ka hadlay Arrimo badan.

Caga Dheere Ayaa Ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu ka soo Qeyb galo Caleema saarka madaxweynaha Jubaland.

HALKAN KA DAAWO Qudbadda Caga Dheere

 40 total views,  1 views today