Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,

Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo agaasintay oo lagu sheegay (Somalia joint intiative returnees) Oo Macnaheedu yahay Somalia oo si wadajir ah dib loogu soo celinayo kusoo bandhigay documentiyo cadayna in khariirada Somalia ay tahay hal dal oo kaliya ,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Mapka ay Hay addaasi soo bandhigtay ayay Gobolada SSC Ka saartay Deegaanada maamulka SNM.