Deg Deg Daawo::Sarkaal Khaatumo Kamid Ah Oo Shaaciyay War Naxdin Galiyay Jeegaanta,Iyo Hawlgallo Laga Fuliyay Dowga Sheikh,

Masuul kamid ah maamulka Khaatumo Ayaa warbaahinta usheegay In Khaatumo Ay Hawlgal ka fulisay Buuraha Sheikh, ama Dowga Sheikh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuulkan ayaa sheegy in Khaatumo, saacadkasta Awood u leedahay In Ay Kala Jarto Burco, iyo Hargaysa, islamarkaana hawlgalkaasi ay Ku Guulaysatay,

Qorshahan Uu masuulkani Shaaciyay ayaa Walwal ku abuuray Maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi Hogaamiyo.

Ugu Danbayn Waxaa uu sheegay masuulkani in Dawlada Fadaraalku ay Dagdag Maamulka Khaatumo U Aqoonsato islamarkaana hadii ay iska dhago marto ay reer Khaatumo Tashan Doonan.?