Deg Deg Daawo:Saraakiisha Ciidaanka Buuhoodle Oo Hada Warbaahinta La Hadlay,

Saraakiisha gobolka Cayn, ayaa goordhaweyd hadlay Warbaahinta, iyagoo beeniyay warar laga Baahiyay Sarakiisha Gobolka Iyo Ciidamada Darawiishta Buuhooodle,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxda ugu saraysa ciidanka Buuhoodle, ayaa sheegay in Wararka laga baahiyay ee sheegaya in saraakiisha qaar kamid ahi ay U shaqeeyan maamulka snm in ay tahay Waxba kama jiraan.

Sarakiisha Ka hadlay Kulankaasiw axaa kamid ah,Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmana Cabdulaahi Axmed.Taliyah Agaa Gobolka Gaashaanlle Bashiir Cismaan,Taliyah Ururka 43 Aad Cabdiqani Sulub,Taliyaha Ururka 44 Aad Gaashaanle faarax Maxamuud Jaamac.Taliyaha Madhaafiicda,Mr Qawdhan iyo saraakiil kale oo badan,