Beesha Samaroon ee Gobolka Awdal, ayaa samaysatay Jabhad Ay kula dagaalamayso Taliska Jeegaanta ee Gabalkiisu sii dhacaayo.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
DeegaanKa tirsan Degmada Dilla, Ee Gobolka Awdal ayaa looga dhawaaqay Jabhad Lagu Magacaabo GADABURSI SALVATION FRONT (GSF)
Jabhada aya xidhiidh la leh Jabhad uu hore u Hogaaminjiray Suldaan Waber, oo iyadi hada ku sugan Deegaanka Harawo,
Maamulka Muuse Biix, iyo xubnaha u shaqeeya ee ku sugan Booram, ayaa durbaba Saas xoogan ka qaaday Jabhadan oo ciidan Qoris iyo Abaabul xoogan kawada Deegaano badan oo ka tirsan Awdal.
Maamulka Muuse Biixi ayaa taahan Khatar Culus Soo Wajahday waxaana Dhankasta kaga dilaacay Jabhad.
Isku Soowada duubo Jabhadaha Haatan Ka jira Gudaha Maamulka SNM ayaa tiro ahaan Kor U Dhaafaya ilaa Afar.
