War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Ka Socda Sanaag,

Dagaal Culus ayaa haatan ka qarxay Deegaanka Ceelafweyn ee Gobolka sanaag halkaasi oo haatan si toos ah looga maqlaayo diryanka iyo dhawaaqa rasaasta,

Colaada ka soo curatay mar kale maanta deeegaankaasi ayaa u dhaxaysa beelaha Sacad yoonis iyo Bociido .

Beelaha Sacad yoonis iyo Bociido  ayaa dhar mar waxaa uu dagaal geestay dhimasho iyo dhaawac ku dhexmaray gobolka sanaag gaar ahaan deegaanka ceelafweyn

Khasaaraha dagaalkan ilaa hada wax war ahi kama soo bixin maadaba uu wali dagaalku socod,

 43 total views,  1 views today