Maamulka Gabalkiisu sii dhacaayo ee SNM, ayaa caawa waxaa ka goostay ciidankii ugu badna ee ka soo Jeeda Gobolka Awdal,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Ciidamo Lagu qiyaasay ilaa 600 boqol Oo ah Beesha Gudubiirsi Ayaa Cawa ka Goostay Ciidmada Somaliland Ciidmadan Ayaa La soo sheegay inay Ahayeen ciidamo iskugu Jira Milateri Iyo ciidamadii xeebaha Ee uu Maamuli jiray General XUDHUUN.
Beesha Gadabuursi Oo Duulaan dhulkeedii ay ku Soo qaadeen Casabada Heego ee isku magacwday Somaliland,
Sidoo Kale Waxaa lagu Dhawaaqay oo la Aas Aasay Jabhad Cusub oo Loogu Magac Daray GADABURSI SALVATION FRONT (GSF)
Warkani oo ay Noo xaqiijiyeen illo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegay in Ciidamada Gadabuursi ay Caawa Laba Meelood ka baxeen Somaliland.
Jabhadan Cusub ayaa waxaa guud ahaanba Laga Taageeray Dal iyo Dibadba,sidoo Kale waxaa aad hadal haya Jabhadan Taliska Muuse Biixi oo la ildarna Jabhada Caare,
Wixii War Ah ee Soo kordha kala soco Khaatumonews.com
