dahabshiil

Dhagayso:;Doorasho Qof iyo Cod Ahi Daarood Ayay Dani Ugu Jirta Sirta Kulankii Khayre iyo Beesha Raxanweyn,

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa si uu Madaxwaynaha Somalia U Noqdo 2020 Muxuu kula soo shawray Beesha uu dhowaan u tegay ee Raxanwey Arrimo xaasaasi ah,

HALKAN KA DHAGAYSO

Si Xasan Cali Khayre u noqdo madaxweynaha Soo socda ee Soomaaliya, waxa uu kula soo shawray ama kula soo faqay in beesha Digil iyo Mirifle ay noqdaan beesha ugu horaysa ee ku dhawaaqda in doorashada soo socota lagu qabto nidaamkii hore ee 4.5. si loo badbaadiyo SAAMILEEYDA Jeegaanta DIGIL IYO MIRIFLE, Hawiye , DirtaA iyo Sii socoshada dawlad nimada NGs s-ka, waayo “beesha Daarood maamullo ayaa u dhisan doorasho cod iyo qof Ahi daarood ayay faa’iido u tahay ee inooma ahaa” waxa maanta ku dhawaaqay odayaasha Koonfur galbeed waxaan sugnaa waa Odayaasha Hawiye iyo Dirta oo ku xiga.

Maxaase la gudboon Beesha daarad min SSC ilaa Kismaayo, Kenya Itoobiya taxan? ma waxay dalka marti uga ahaanayaan lugooyada jeegaanta 4,5 lagu naasnuujiyo. mise bannaanka ayey ka istaagayaan 4,5-ka madaxweyne walba yimaado villa Soomaaliya ku shaqeeyo hagarrdaameentooda iyo naasnuujinta jeegaanta 4,5-ka

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17266

Posted by on Sep 18 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841