Deg Deg:Maamulka SNM Oo Argagaxiso Ku Tilmaamay Xuutiyiinta Yamen,!

Hogaamiyaha Maamul Beleedka SNM Muuse bIixi ayaa Aad ugu Hamuun Qaba Colaada Kooxda Xuutiyiinta Yemen.

Maamulka Muuse Biixi ayaa sheegtay in ay ka xunyihiin weerarkii lagu qaaday goobo Shidaalka laga qodo oo ku yaalla waddanka Sacuudiga.

SNM ayaa sheegtay in ay barbar taagan tahay dawladda iyo shacabka Sacuudiga iyadoo weerarkaasi ku tilmaantay mid Argagaxiso.

Tolow Muuse Muux Isku barbartaagaya Sacuudiga?