Deg Deg Daawo:Wararkii Ugu Danbeeyay Kismaayo.

Magaalada kismaayo xarunta maamulka Jubaland, waxaa haatan ku sugan Madaxweynaha Jubland Axmed madoobe ,iyo Laba Kamid ah Siyaasiyiinta Dawlada Farmaajo Dabada Ka riiixayso ee iyana sheeganaya Madaxweynaha Jubaland,

Cabdirashiid Xiidg, iyo Cabdinaasir Seerar, ayaa haatan Rajo la aan soo istaagay dhanka dawlada Fadraalka ,oo ka aamustay islamarkaana halkaasi ka daawanasa xiisada u dhaxaysa Siyaasiyiinta Ogaden,

Xidig iyo Seerar ayaa sidoo kale Qorshaynaya in ay samaystan meelishiyaad Ay iska difaacan Ciidamada Jubaland.

Axmded madoobese ma Sugi doona intay Seerar iyo Xidig Samaysanayaan Maleeshiyo.

Falanqaynta arimaha jubaland iyo Wararkii ugu Danbeeyay Hoos ka Daawo wariye cali xarare.