Deg Deg Daawo:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Murankii Ka Taagna Qabiilka Nimco Yaasin,

Mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa Baraha Bulshada iyo warbaahinta soomaalida qabsaday Muran ka taagan Qoyska ay ka soo jeedo Fanaanada weyn ee Nimco yaasin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

NImco Yaasin, ayaa Hore waxaa usoo Korsaday Qoys Beesha Gabooye ah waxayna isku haysatay in ay tahay Beesha Gabooye, Balse sanadihii u danbeeyay Ayay Shaacisay Nimco yaasin, in Qoyska soo korsaday uusan Dhalin islamarkaana aysan Ahayn Gabooye.

Suldaanka Guud ee Beelaha Gabooye, oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa, waxaa uu sheegay in Murankii Nimco yaasin, iyo Qoyskii Soo korsaday udhexeeyay Uu Maraayo Meel Gabogabo ah Islamarkaana Nimco yaasin, iyo Gabadh Sheegatay in ay walaalayihiin Oo Lagu Magcaabo Adeega waxaa lagu balamay in Laga qaado Dhiiga Dhalashada ee {DNA} Nimco Yaasin iyo Adeega,

Si kastaba ha ahaate hadalkan ka soo yeedhay Suldaanka Beelaha Gabooye ayaa Meesha ka saari doona muran Muddo taagna oo khalkhal galiyay Nolosha Nimco yaasin.