Deg Deg Daawo:Shacabka Dhuusomareeb Oo Ka Hadlay Xaalada Galmudug-ta Cusub,

Shacab weynaha Magaalada Dhuusamreeb ,Ee caasimada Maamulka Galmudug, ayaa Ka hadlay xaalada Galmudug-ta Cusub,

Dadweynaha Caaasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, waxaa ay U soo jeediyen Odayaasha Dhaqanka Galmudug, ee soo xulaya Xildhibaanada Galmudug-ta cusub in ay soo xulan Barlamaan tayo leh oo u badan dadka dal joogta ah ee xaalada wadanka ka war haya,

Ugu Danbayn waxay shacabku fariin u diren xildhibaanada lasoo xulaayo inay iyana Soo doortan madaxweyne Ka turjumaaya Guud ahaan umada galmuudg, iskuna wadi kara reer galmudug,