
Beesha jaamac Siyaad oo Goordhaweyd la hadashay Warbaahinta Ayaa si adag uga hadashay Xalaada Dilalkii ka dhacay Gobolka sool.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Beeshu waxay sheegtay in ay Beel ahaan gacanta ugu hayso gacan ku dhiigilihii Dilka Geestay islamarkaana ay ku soo wareejinaso Beeshii uu Wax ka dilay,

46 total views, 1 views today