Deg Deg Daawo::Beesha Habar Jeclo Oo Qorilugud Jabhad Ka Aas Aastay,

Wararka ka Soo baxaya Deegaanka Qorilugud ayaa sheegya in Beesha habar Jeclo ay jabhad ka aas aasayso deegaanka qorilugud ee Gobolka Togdheer.

Hadaba Wararka jabhadani markii ay soo shaac Baxeen waxaa beeniyay Odayaasha deegaankaasi,

Dhismaha jabhadan oo si hoose looga waday tuulada qoriligud ayaa Kashifan oo dibada usoo baxday kadib markii warbaahinta lagu baahiyay waxayna taasi keentay in ay Beeniyaan Beesha Qorilugud Wararka Laga Baahiyay,

Beelihii sodonka sano ku taamaayay in ay yihiin dawlad gaar ah ayaa haatan u muuqda kuwo u xuubsiibanaya jabhateen iyo qorshe kale oo ka duwan qorshihii sodonka sano la soo jilaayay,