Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Daawo:Siyaad Barre Ayaa Ka Xishooday Oo Khayre iyo Farmaaja Ku Dhiiraday!!,
Madaxweynihii Hore Soomaaliya Maxamed Siyaad barre ayaa ka xishooday in uu isku Xayaysiiyo Hantida qaranka siiba Manhajka Waxbarashada Soomaaliya,
Xasan cali khayre iyo Farmaajo Waxay dhawaan Soo daabacen Manhaj ay Wasaarada waxbarashada soomaaliya soo Saartay waxaana Dusha sare Buuga Lagu Dhajiyay Sawirka xasan cali khayre iyo Farmaajo.
Su aasha, is weydiinta mudan ayaa ah Nin Afar sano La doortay oo dalkan wax muuqda aan u qaban Sideebu Hantida umada soomaaliyeed, ka dhaxaysa ee kuwii ka horeeyayba ee ka wax qabadka badnaaba aysan isku Xayaysiin see Isagu iskugu Xayaysiiyay,
Khayre iyo Farmaajo ma waxay kala garan waaayen ololaha doorashada Goobaha lagu Dhajiyo iyo Goobaha aan Lagu Dhajin.mise waxay sanba kala aqoon Hantida Ka dhaxaysa umada in cid gaari isku calaamadiso iyo in kale.?
Si kastaba ha Ahaate madaxweyne Maxamed Siyaad Barre oo 20 sano Dalkan Soo Xukumaayay somalina U qabtay waxyaabo la taaban karo ayaan Isku Xardhin Manjahka iyo Hantida umada ka dhaxaysa see damiirku usiiyay Khayre iyo Farmaajo iyadoo maamulka ay xukuman uusan muqdisho kawada talin in ay isku xardhan hantida qaranka.??


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.