
Mid kamida xubnaha ugu miisaanka culus ee xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ka shaqeeyaa ayaa soo qoray madaxweynaha Maraykanka oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub Soomaaliya iyo Soomaaliland
Hadana cabaar ka dib ayuu ka masaxay Soomaaliland oo kusoo koobay Soomaaliya
Aragtida dhabta ah ee Villa Somalia taala waa taas ah Soomaaliland iyo Soomaaliya horey ayaa xafiiska raysal Wasaaruhu Map uu sameeyey Soomaaliland ugu aqoonsaday dhulka ay sheegato oo dhan
Aaway kuwii reer Sool Sanaag Cayn iee Nabad iyo Nolol lahaa way noo soo socotaa


43 total views, 1 views today