dahabshiil

Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Cabsi Ka Muujiyay Socdaalkii Sool iyo Sanaag, Dibna ugu Laabtay Hargaysa

Hogaamiyaha Maamulka SNM Muuse Biixi cabdi ayaa Safar Dhawaan uga soo kicitimay magaalada Hargaysa, waxaa uu kusoo maray Magaalooyinka Berbera.Borama,Wajaale, Burco.

Muuse oo rabay in uu Socdaalkiisa dhamaysto islamarkaana tago Gobolada Sool iyo sanaag, ayaa Tahli waayay in uu Ku Dhiirado xiligan in uu Socdaal Ku Marro Sool iyo Sanaag.ama siiba wato socdaalkiida,

Muuse Biixi aya deegaanada uu soo maray waxaa uu Kaga qeyb Galay Xaflado Ay Arday Ku Qalin Jabinaayen Balse Muuse Bixii ,waxaa qorshaha ugu jiray socdaalkiisa sool, in uu Booqdo Jiida Hore Tukaraq,

Qorshihii Sool iyo Sanaag ayaa fashil kusoo dhamaaday waxaana xasuus mudan in maanta Muuse Biixi, Dib ugu Laabtay Hargaysa. Taas Badalkeedana Uu Nuux Taani Soo Gaadhay Tukaraq,

Dib ulaabashada Muuse Biixi ee Hargaysa ayaa Muujinasa sida looga Haysto gobolada Sool iyo sanaag,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17256

Posted by on Sep 17 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841