Shabakadda Khaatumo News ayaa Tooshka ku ifisay Damaca Ah In Shir Buuhoodle ay ku qabsadan Beelaha Isaaq gaar ahaan Garxajis iyo Arab.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Garxajis iyo Arab Waxaa Ay kamid ahaayen Beelihii Xasuuqa Kalshaale ugu geestay Shacabka Buuhoodle,waxayna kamid ahaayen kuwii Duulaanka ku soo qaaday Buuhoodle,waxayna kamid yihiin kuwa haatan Duulaanka ku jooga Laascaanood.

Goorma Isaaq iyo Dhulbahante Heshiiyay Goorma, Isaaq Ka Soo laabtay Mowqifkii Gooni Goosadka?

Maxaa Buuhoodle ugu jirra Rag Aaminsan In SNM tahay Dawlad Islamarkaana qorshaha shirkoodu yahay Dhaliil Muuse Biixi iyo saami doon.

Beelaha Arab iyo Garxajis ee lagu yidhi Buuhoodle Ku Shirra oo Ku Kacsada Awrkiina Ma isweydiiyen in Su allo Badan Hor imaanayaan Marka laga yimaado Damacan Ka dhigan Ninkii Carab saalax, ee Garowe ka yidhi “Dhulbahante Aniga Wassa,

Garoowe Ayaa Mid carab saalax Ahi ka yidhi”Dhulbahante Aniga Wassa waxaana eegaya oo Dulfadhiya oday aad uda weyn oo Dhulbahante ah marka uu ninkaasu lee yahay hadalkaasi

Odaygii Dhulbahante intuu yaabay ayuu Dhabi kala daalay oo Gacmaha iyo madaxa ku jabiyay Wiilki carab Saalax Ee laha “Aniga Wassa Dhulbahante”

Odaygii ayaa lagu yidhi Ee Wiilka ma intaasa ku dishay”Markaasu yidhi”Maye kani waxba ima yeeli karre kuwan Ciise Maxamuud ayuu nagu maqashiinaya say bari noogu dhahan marka iyagan uga dhigaayay Digniin Dilkiisa.

Haatan Waa cadaan in Arab iyo Garxajis uusan shir ku qabsan Karin Buuhoodle Dadbay dhagaha ugu ridayan.

Hoso Ka daaow Muqaalka Warbixintan.

Kala Xidhiidh Xafiiska Khaatumonews Whats Apka”–numberka +46735769421