
Taliyihii Hore Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya Ee NISA Mudane Sanbaloolshe ayaa Weerar Culus ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya xili uu ka hadlaayay Madal uu ku soo bandhigaayay mid kamid ah Musharixiinta Galmudug Waxqabadkiisa,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sanbalooshe ayaa sheegay in Soomaalidu ka waayo aragtay Qof Aad loo aamaanay Doorashadiisa kadib Doorashadii Madaxweyne Farmaajo

45 total views, 1 views today