Daawo:Reer Cadaado Fashiliyay Indho Sircaadkii Farmaajo Kawaday Dhuusamareeb,

Waxaa maalmahan ka soconaayay magaalada Dhuusamareeb, Ee xarunta Maamulka Galmudug Wax loo eekaysiiyay Dib u heshisiin islamarkaana Ay Jilaayo ka Ahaayen Xubno guulwadayaal u ah Xukumada Madaxweyne Farmaajo.una badan wasiirada iyo xildhibaanada Xukumada Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay kusoo Xidhay shirkii indho sircaadka aaah Magaalada Dhuusomareeb, waxaana xasuus mudan in saxaafada madaxa banaan loo diiday inay shirka soo tabiyaan Xalay taas badelkeedana waxaa duubaayay shirkaasi oo kaliya tv-ga Muqdishi ee vila somalia,

Wariyaasha Daacad u ah Farmaajo e ka shaqeeya SNTv Ayaa warbaahinta siiyay muqaallo la soo jarjaray oo laga reebay dhaliisha odayaasha iyo waxyaabaha halista ku ah xukumada Farmaajo.

Hadaba Farmaajo hadii uu xalay hoolka Dhuusomareeb, ku cabudhiyay Odayaasha Ma is weydiiyay in Kacdoonkan Uu Kadaba imaandoono?