Daawo:Cod Sir Ah Taliyihii Ka Goostay SNM Ee Badhan,

Shabakadda Khaatumo News waxaa ay halkan idin Ku Soo Gudbinaysa cod sir ah oo u duubay taliyihii ka Goostay Maamulka SNM,

Taliyaha oo Ka Dhex hadlaya Qol Beesha warsangali leedahay ayaa ka warbixiyay xaalada ciidankii ka goostay snm,

Sidoo kale Waxaa uu canaan kulul usoo jeediyay taliyihii ka goostay SNM Jaaliyadda Reer Maakhir isagoona usoo jeediyay in gacan lasiiyo ciidamada,