600 Akhriso Qosolka Hadallo Uu Reebay Robert Mugabe | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Akhriso Qosolka Hadallo Uu Reebay Robert Mugabe

1. Waxaan La hadlayaa Dumarka Iyagoo Laqabo Sawirada Qurxoon Soo Dhigaya Facebook, My sister Waligaa ma Aragtay Alaab La iibsaday oo Laxayay siinaayo?

2. Haddii Dawladu Make-up ka ay Mamnuuci Lahayd, Carruur badan Ma aysan Aqoonsadeen Hooyadood.

3. Haddii aad rabtid in aad Ogaatid Dhibaatada ay Leedahay Halka Xaas, Moobeelkaaga Dhamaan Heesaha ku jira Iska Tir-tir (dalete), Marka laga reebo hal Hees, Heestaas Mar Walba Dhageyso, Ma u Heli Lahayd Wax Xiiso ah Dhegaysiga Heestaas?

4. Guurku Waa wax Ragga u Macaan, Guriga ayaad soo Gashay, Cuntadii baad Sugtay, Waa Laguu keenay, Waad Cuntay, Kadib Qoftii Cuntada Kuu Keentay ayaad Cunaysaa.

5. Africa Haddaad Aragto Nin iyo Xaaskiisa oo Guriga Banaankiisa Fiidkii Ku Laydhsanaaya ha Moodin Romantic waa Laba Mid uun
1. Korantada Ayaa Ka Maqan Guiga. 2. Alaabta Guriga Ayay iskaga Buufiyeen Sun.

6. Gabadh aad Jeclaatay baad Facebook ka Arkaysaa, Umana Sheegan kartid Jacaylkaaga, Laakiin Markay Sawir Qurxoon soo Dhigto baad u Qoraysaa oo Aad O dhanaysaa Wow My bro Ambulance Miyaad tahay?

7. Hablaha ka Waa-Wayn 25 Sano Jirka valentine’s day Uma Dabaal-dagi karaan, ha u Dabaal-Degaan Women’s day.

8. Ha Guursan Haweeney (naag) Carmal oo ilme Wadata, Waayo Lama Arag Ciyaar hal Gool iyo Eber ku Bilaabmanta.

9. Haddii uu Daanyeerku Lacag Haysan Lahaa, Dumarka oo dhami Duurka Kayntaayay ku Noolaan Lahaayeen.

10. Haddii ay Gabadh Dalkale Kugu Tidhaahdo idhunko , Sifiican u Dhunko, Maxaa Yeelay Waxaad Metelaysaa Dalkaagi oodhan.

11. Kawaran Haddaad Aroos kasta ka Qayb gasho, Welina Aad Tahay Single, Waxba kama Duwanid Hoolka Aroosku ka Dhacaayo Ama Taandhada lasoo kiraysto

12.Gabdhaha Dhashay 1990 Kii, Welina Aan La Guursan, Waxaan Xasuusineynaa 2020 iney 30 jir Noqonayaan, Markaa iska Sii Wata Su’aalihiina Nacasnimada Ah, Sida:- Halkee Kasoo Heshay Numbarkayga? Yaa Kusiiyey Numberkayga?

13. Haddii Dhakhtar iyo Kalkaaliso Is-guursdaan, Miyaanay Bukaan Iska Dhalayn?

14. Haddaad Guursato Gabadh Dhowr iyo Soddon jir ah, Waxaad ka Dhigan Tahay Adigoo Joornaalkii Aroortii Saaka Soobaxay Fiidkii iibsannaya.

15. Africa Digniinta Keliyee Laga Cabsadaa waa battery low.

16. Hadday kaa hor Timaado Gabadh Uurleh haku Qoslin ee aAdigu Istijaabi Marka hore inaad Dhalayso.

17. My Sister In aad Nin Hanti Leh Shukaansato Kama Dhigna In Aad Hantiile Tahay, Xidhiidhkiina oo Dhamaada Ayaa Xaladaada ka Dhigi karta Siddii Taleefan restart Loodirey.

18. Gabadhaha Africa Hadii Aad Isdhahdid sixir Warshad China kutaala Umbaa Gubata Sababtoo ah Timaha aad Sixirka Kusameeysay Waa Artefishaal China lagusameeyay

By: robet mugabi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...